Dowlada Qatar ma ku faraxsan tahay heshiisyada Israel & dalalka Carabta qaarkood?

Wasiirka arrimaha dibadda ee Qatar ayaa sheegey in xiriirka ay dalal Carbeed la sameeyeen Israel uu majaxaabineyo dadaallada lagu doonayo in Falastiin ay dal ku noqoto, balse waxa uu sheegey in dalalkaasi ay u madax bannaan yihiin inay sidaasi sameeyaan. Hoggaamiyayaasha Falastiin, ayaa ku eedeeyay dalalkaasi qayaano, halka saraakiil Mareykan iyo Israel ah ay sheegeen … Continue reading Dowlada Qatar ma ku faraxsan tahay heshiisyada Israel & dalalka Carabta qaarkood?